|
FREE
MAKHTAL CAMPAIGN
Saaxiibada iyo Qaraabada u ololaynaya Sii Daynta Bashiir Makhtal
Waxay Ummada reer Canada la socodsiinayaan MUDAHARAAD lagu
qabandoono MAALINTA ISNIINTA EE AY TAARIIKHDU TAHAY JUNE 11TH,
2007 MAGAALADA OTTAWA gaar ahaan goobaha soo socda:
-
IRIDA
SAFAARADA ETHIOPIA LAGA BILAABO 12:30 PM
-
IRIDA
XAFIISKA RAIISUL WASAARAHA CANADA LAGA BILAABO 1:30 PM
-
IRIDA
SAFAARADA KENYA LAGA BILAABO 2:30 PM
Waxaa dhamaan
umada reer Canada laga codsanayaa in ay kasoo qaaybgalaan
mudaharaadkan muhiimka ah.
U dood walaalkaaga Canadian ka ah MAANTA si aysan adigana
BARITO tan oo kale kuugu dhicin.
Wixii faahfaahin ah kala soco:
freemakhtal@gmail.com
webmaster@makhtal.org
Tel:
905 920 6352
|
FREE
MAKHTAL CAMPAIGN
Friends and Family of the Bashir Makhtal Campaign (FROBMAC) Inform
the Canadian Public
about a public demonstration to be Held
in Ottawa on Monday June 11th, 2007.
The demonstration will be held in the following venues:
In front of the Ethiopian Embassy
starting at 12:00 PM sharp.
In the Prime Minister’s Office starting at 12:50 PM.
In front of the Kenyan High Commission starting at 1:30-2:20 PM.
The Canadian public is hereby
requested to attend this IMPORTANT public demonstration to
show support for the rendered Canadian Mr. Bashir Makhtal who
has been held in communicado in an Ethiopian Jail since early
January 2007.
HELP YOUR
FELLOW CANADIAN IN NEED TODAY.
Help us
pressure the Canadian government to do MORE for the RENDERED
Canadian Mr. Bashir Makhtal.
For further
information or to arrange for a ride to Ottawa please contact us at
the following e-mails or telephone number:
freemakhtal@gmail.com
webmaster@makhtal.org
Tel: 905 920 6352 |